DAAWO | X-X Q=17aad-Maxaad ka Taqaanaa 8 Ciyaariyahan kaliya oo kuwada Guuleystay Koob aduun, Championka & Kubadda dahabka !

Kulanti wacan oo wanaagsan daawaydaasheena qiimaha & qadarinta inaga mudan waxaad kusoo dhawaataan xalqadii 17aad ee Xubinta Xaqiiqooyinka xidigaha.

Xubintan oo aad si toos ah ugala socaneysaan Bogeena ayaa maanta waxaanu ku eegi doonaa Xalqada 17aad.

Maantana waxaan ku eegi doonaa 8 Xidig oo kaliya awooday iney Qaadaan 3da abaalmarin ee loogu jecelyahay waana Koobka aduunka, Champions League & Kubadda Dahabka .

Qeybo badan oo Xaqiiqooyinka xidigaha kamid ah halkan riix . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska