DAAWO | X-X-10aad 10 Kooxood oo Mucjiso dhigi kara kadib Heshiisyadii qaaliga ahaa ee Suuqa

Kulanti wacan oo wanaagsan daawaydaasheena qiimaha & qadarinta inaga mudan waxaad kusoo dhawaataan xalqadii 10aad ee Xubinta Xaqiiqooyinka xidigaha.

Xubintan oo aad si toos ah ugala socaneysaan Bogeena ayaa maanta waxaanu ku eegi doonaa Xalqada 10aad.

Maantana waxaan ku eegi doonaa 10Kooxood oo Horyaalada Yurub Mucjiso  ka dhici kara & Qaabka ay noqon karto. .. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska