Daawo: Wixii Uu Cristiano Ronaldo Samayn Jiray 20 Jirkiisii Laakiin Uuna 33 Jirkiisa Samayn Karin

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Feb 14, 2018

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dhawaan qirtay in uuna haatan qaban karin shaqadii iyo wixii uu qaban jiray markii uu 20 jirka ahaa,

Cristiano Ronaldo ayaa haatan 33 jir ah waxana uu xilli ciyaareedkan in badan ku dhibaatooday in uu goolal dhaliyo shabaqana soo taabto sidii caadada ahayd.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigaynaa wixii uu Ronaldo samayn jiray markii uu 20 jirka ahaa oo uuna haatan awoodin in uu Sameeyo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

8 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. nadaaro 14-02-2018 at 3:27 pm -

    Nacabkaa ha jabo cr7

  2. ziiz Paulinho 14-02-2018 at 3:25 pm -

    waxa fican

  3. xisto 14-02-2018 at 2:24 pm -

    geeridiisii baa soo dhow dheeray

  4. Mohed 14-02-2018 at 1:52 pm -

    Casha dheerey wu gaboobay… waany ka dhamaaty sida ka muuqata bandhigiisa sanadahn dambe.. inkastoo nasiibka iyo kooxda R. MADRID ay caawisy sanadahn… Hadana CR7 wxu aha ciyaryahn heer sre aha inkastoo ay isaga nsb darro ku tahy inu ku soo beegmay Jiilkii Mucjisada gurran ee Leo Messi… kaasoo sannad walba ka bandhig fcn CR7 ilaa hadda!
    Caawana guuldarro weyn bn u rajynayaa R. MDR Inshallah.. Neymar Hartick!

  5. Mustafa Hanad 12wd 14-02-2018 at 12:44 pm -

    Guul ayaan u rajeynaa CR7

  6. Markalyoni boy 14-02-2018 at 12:41 pm -

    Waqtiga & da,da dii kordheyso ayaa ugu wacan lkn sidaa ay tahay Ronaldo waa ciyaaryahan fcn oo wax walba laga filan karo caawana guul ayaan u rajeynayaa insha allah.

  7. ugaaska reer cabdale 14-02-2018 at 11:37 am -

    Ronaldo waa lacib a an isdhiibin mar walba wuxu jecelyahay ino hormar sameeyo

  8. Hamze 14-02-2018 at 10:43 am -

    Rolando waa laacibka ugu fiican aduunka isagaa ka fiican misse