DAAWO: Waa Maxay Qorshaha Cusub Ee Kooxda Real Madrid U Degsan Xilli Ciyaareedka Bilaabandoona?

Kooxda Real Madrid waxaa ka tagay Cristiano Ronaldo kaas oo ku biiray kooxda Juventus waxyna u baahan tahay in isbedel weyn sameeyso kooxda , sidoo kale ay muujiyaan inay soconkaraan la’aanta Cristiano Ronaldo.

Macalinka cusub ee kooxda Real Madrid waxaa uu doonayaa inuu isbedel weyn ku sameeyo kooxdiisa , sababtoo ah waxay kooxda go’aansatay inay saxiixyo sameyn si ay u arkaan inay ku filan tahay xiddigaha ay lasoo wareegeen.

Hadaba Warbixintaan Waxaad Ka Arkeeysaa Qaabka Cusub Ee Kooxda Real Madrid Xilli Ciyaaredka Cusub Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan