Daawo: Torreira,Sokratis,Leno,Aubameyang,Ozil & Shaxda Ololka Ah Ee Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Doono Man City Kulankooda Ugu Horeeya Ee Koobka Adduunak.

Kooxda Arsenal iyo tababareheeda Unai Emery ayaa wacdaro ka dhigaya suuqa kala iibsiga xagaaga iyaga oo wakhti horeba ka soo adeegtay si fiicana u xoojiyay kooxda.

Gunners ayaa haatan kaliya samir ku sugaysa kulankooda ugu horeeya ee horyaalka premier League ee ay la ciyaari doonaan kooxda Man city.

Hadaba kadib markii ay kooxda Arsenal si fiican uga soo adeegatay suuqa waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa shaxda ololka ah ee ay kula ciyaari karto City kulankooda ugu horeeya Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

2 Comments

  1. Kulanka ugu horeeya ee koobka aduunka kkkkkkkkkk arsenal iyo man cty miaa ciyarayoo adeer qoraalka iska sax

  2. Kulanka ugu horeeya ee koobka aduunka kkkkkkkkkk arsenal iyo man cty miaa ciyarayoo adeer qoraalka iska sax

Comments are closed.