Daawo: Tababarkii Ugu Horeeyay Ee Xiddigaha Barcelona, MSN Ayaa Hogaaminaya

by Abdiweli Adan Jamac | Monday, Jul 17, 2017

Kooxda Barcelona ayaa isku diyaarinaysa kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee ay ku ciyaari doonto dalka America iyada oo ay dhamaan xiddigeheedii ku soo laabteen tababarka.

Xiddigaha MSN ayaa markii ugu horaysay tababarka soo wadagalay tan ilaa dhamaadkii xilli ciyaareedkan iyaga oo xiddigu ka soo laabteen fasaxyo ay ku maqnaanyeen.

Kooxda Barcelona oo isku diyaarinaysa kulankooda ugu horeeya ee ay la ciyaari doonto kooxda Juventus ayaa qaata tababar adag oo ay isku diyaarinayaan bilowga xilli ciyaareedka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments