Daawo: Taageere La Baxsaday Kubad Lagu Ciyaarayay In Uu Garoonka Ku Soo Celiyo Ayuu Diidayba

by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, May 20, 2017

Kulan ka tirsanaa horyaalka Dalka Scotland ayay ka dhacday arin la yaab leh kadib markii taageere la baxsaday kubadii lagu ciyaaryay kulanka.

Xiddig ku jiray ciyaarta ayaa kubad xoogan laagay taas oo ku dhacday kuraasta taarabuunka, Taageerihii ayaa in uu gacanta ku dhigay kubad la orday.

Waxana uu diiday in uu soo celiyo waxana uu sidaas ku qaatay gurigiisiina ula tagay kubadii lagu ciyaarayay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Arimaha Qoyska , Jaceylka - Booqo Alcarabiya.com

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments