Daawo: Sidii Waalida Ahayd Ee Uu Dani Alves Ugu Dabaal Degay Koobkii Ay Kooxdiisu Ku Guulaysatay

by Abdiweli Adan Jamac | Friday, May 19, 2017

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda juventus ee Dani Alves ayaa sameeyay dabaal deg waali ah kadib markii uu kooxdiisa kula guulaystay koobkiisii ugu horeeyay tan iyo markii uu kooxda ku soo biiray xagaagii.

Daafacan reer Brazil oo xagaagii kooxda si xor ah ugu soo biiray kana soo tagay kooxda Barcelona ayaa ku guulaystay koobkiisii 32-aad ee noloshiisa.

Alves ayaa xitaa inta uu xiddigii ay isku kooxda ahaayeen dhaafay dusha ka fuulay wariye dhex taagnaa garoonka oo faafinayay wararka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments