Daawo :Sida Neymar Uu U Ooyay Ka Dib Kulankii Juve ,Waa La Aamusin Waayay Kadib Markii Kooxdiisa Laga Reebay Champions League

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, Apr 20, 2017

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Neymar JR ayaa xalay la aamusin kari waayay kadib markii kooxdiisa Barcelona laga reebat tartanka champions league.

Neymar oo ahaa xiddigii garoonka ugu fiicnaa ayaa awoodi waayay in uu kooxdiisa ka caawiyo in ay iska xaadiriso wareega 4 dhamaadka champions league.

Xiddigan ayaa oohin la fariistay markii ay ciyaartu dhamaatay xilli ay cid aamusin kari wayday ilaa uu u yimaado Dani Alves oo laabta galiyo Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments