Daawo: Shantii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Ee Uu Dhaliyay Saxiixa Cusub Ee Liverpool Mohamed Salah

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Jun 20, 2017

Kooxda Liverpool ayaa la filyaa in ay saxiixa Mohamed salah ku dhawaaqdo maalinta bari ah ama maalinta khamiista ah kadib markii ay kooxda Roma kala heshiisay qiimaha xiddigan.

Salah ayaa noqon doona xiddigii ugu qaalisan ee ay Kooxda Liverpool kala soo wareegto suuqa kala iibsiga isaga oo rikoorka ka jabiyay Andy Caroll oo ahaa xiddigaha ugu qaalisan.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa shantii gool ee ugu quruxda badnaa ee Mohamed salah dhaliyay Noloshiisa ciyaareed Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments