Daawo: Salah & 10-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Todobaadkan Garoomada Kubada Cagta

Horyaalada yurub ee kala duwan  ayaa maraya meeshii ugu xiisaha iyo xamaasada badnayd iyada laga dhaliyay goolal aad u qurux badan oo indha daraandar leh

Garoomada kubada Cagta ayaa maalin walba laga dhaliyaa goolal aad u cajiib ah oo si weyn loola dhacay kana mid noqday goolasha ugu quruxda Badan.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa 10-kii gool ee ugu cajiibsanaa ee todobaadkan laga dhaliyay garoomada kubada cagta Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan