Daawo: Saaxiibtinimada Lionel Messi & Luis Suarez Oo Isku Badashay Cadaawad, Maxa Kala Dhex Maray

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, May 16, 2018

Xiddigaha Isku kooxda ah ee Barcelona Lionel Messi iyo Suarez oo ay ka dhexayso saaxiibtinimo fiican ayaa markan isku noqday cadaw xun.

Labada xiddig ayaa duubayay xayaysii taas oo isku ahaayeen cadaw si ba,ana iskula ficiltimayeen waliba midba midka kale la ficiltamayay.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa xafiiltanka ba,an ee ka dhex dhacay xiddigaha kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo Suarez Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

6 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. Bin Hassan 17-05-2018 at 7:28 am -

    war annagaa yaab aragnay sxbayaal ciyaarta naga daaya

  2. C raxmaan 16-05-2018 at 10:52 pm -

    Isku dhacooduu ficnaa eebaw isku dir lbdaaa

  3. mascud C/aahi 16-05-2018 at 10:06 pm -

    waan jeclaan lahaa inay isku Dhacan lkn Taaas hDa iima muuqato sababtuna aygoo wda bshalyaan hdeer arkayey

  4. isma 16-05-2018 at 7:53 pm -

    kkkkkkkk soo kuwaan south Africa ku wada baashaalooyo maahan wax kale iga dheh

  5. Maxamed 16-05-2018 at 6:10 pm -

    Messi iyo suares waa saaxiibo qaaliya oon waligoid is iloobi doonin

  6. Mohamed 16-05-2018 at 5:09 pm -

    🤦‍♂️ war biyo xayaysinayan