Daawo: Rumaysan Maysid Waxa Uu Samaynayo Daafaca Arsenal Ee Hector Bellerin

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Arsenal ee Hector Bellerin ayaan looga yeedhin xulka qaranka Spain fasaxa xulalka isaga oo sii wada tababarkiisa kooxda Arsenal.

Laakiin xiddigan ayaa wakhti la qaata xayawaan yar taas oo ka yaabisay taageerayaasha Kooxda Arsenal isaga oo soo bandhigay muuqaal uu gurigiisa ku haysto xayawaanka.

Daafaca reer Spain ayaan looga yeedhin xulkiisa Spain inkasta oo uu ka mid yahay daafacyada ugu fiican booskiisa ee horyaalka premier league Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan