Daawo: Qaabkii Uu Lionel Messi Labada Xiddig Isku Dul Dhigay Kulankii Villarreal, Gool Qurux Badan Ayuu Dhaliyay

by Abdiweli Adan Jamac | Monday, Dec 11, 2017

Lionel Messi ayaa xalay kooxdiisa ka caawiyay guul ay ka gaartay kooxda Villarreal kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga todobaadkiisii 15-aad.

Messi ayaa goolka dhaliyay daqiiqadii 83-aad isaga oo waliba laba xiddig oo kooxda Villarreal ah is dul dhigay iyaga oo ku daba kufay iyaga oo baacsanaya Messi.

Lio ayaa dhaliyay goolkiisii 14-aad ee horaalka La Liga xilli ciyaareedkan isaga oo ah hogaamiyaha gool dhalinta horyaalka La Liga Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

3 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. siciid tiger 11-12-2017 at 4:26 pm -

    Amazing goal

  2. siciid tiger 11-12-2017 at 4:25 pm -

    Messi

  3. Mr ziizee 11-12-2017 at 12:32 pm -

    Amazing goal