Daawo :Qaabkii Rooney Ugu Dabaal Degay Goolkii Ugu Horeeyay Everton Ka Dib Markii Uu Xagaagaan Dib Ugu Laabtay

by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, Aug 12, 2017

Rooney ayaa guul ku hogaamiyay kooxdiisa cusub ee Everton oo uu xagaagaan ku laabtay ka dib 13 sanno oo uu ku qaatay kooxda Man United

Stoke City ayay hal gool uga talaabsadeen kuwaasi oo marti ugu ahaa kulankooda ugu horeeyay ee horyaalka ee xilli ciyaareedka biloowday shallay

Goolkaas oo cajiib ahaa ayuu Rooney dhaliyay daqiiqadii 45-aad ee dhamaadka qeybta hore ,Halkaan laacibtv.net ka daawo muuqalkaas