Daawo: Qaabkii Waalida Ahayd Ee Uu Halyeeyga Man United Ee Rio Ferdinanad Uga Fal Celiyay Goolkii Wareerka Ahaa Ee Uu Dhaliyay Daafaca Man United Ee Chris Smalling

Daafaca Kooxda Man United ee Chris Smalling ayaa kooxdiisa Man United u dhaliyay gool cajiib ah kulankii ay United guusha ka gaadhay kooxda Watford kana tirsanaa todobaadkii 5-aad ee horyaalka premier League.

Chris Smalling ayaa kubada laabta ku dajiyay kadib cajiib ah laad wareer ah u laaday kaas oo shabaqa dhex dhigay kana dhigay ciyaarta 2/0 ka hor intii ayna Watford gool dhalin qaybtii dambe ee ciyaarta.

Halyeeyga kooxda Man United ahna daafacii hore ee Red Devils ee Rio Ferndinand ayaa la dhacay goolkii uu dhaliyay daafaca reer England isaga oo u sacabiyay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan