Daawo: Qaabkii Cajiibka Ahayd Ee Liverpool Ugu Dhawaaqday Saxiixa Xherdan Shaqiri

Kooxda Liverpool ayaa kuu dhawaaqday saxiixa xiddiga Xherdan Shaqiri kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Stoke City kadib markii ay bixisay 13 milyan ee lagu bur-burin karay heshiiskiisa.

Xherdan Shaqiri oo 4 sano ka hor lala xiriirinayay kooxda Liverpool ka hor inta uuna ku biirin kooxda Bayern Munich ayaa ugu dambayn xirtay maaliyada Reds.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa muuqaalo goos-goos ah oo ah qaabkii ay Reds ugu dhawaaqday saxiixa xiddigan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan