Daawo: Qaabkii Ay Taageerayaal Cadhaysan U Gubeen Maaliyadii Cristiano Ronaldo Ee Real Madrid Kadib Markii Uu Ka Tagay Kooxda Waliba Ku Heesay “Messi”

Xiddiga reer Portugal ee cristiano Ronaldo ayaa si Rasmi ah uga tagay kooxda Real Madrid isaga oo ku biiray kooxda Juventus kuwaas oo baanka u jabiyay adeegiisa.

Ronaldo ayaa soo afjaray 9 sano oo uu ku qaatay garoonka Bernabeu isaga oo haatan marxalad cusub ka bilaaban doona horyaalka Serie A-da.

Kadib markii la xaqiijiyay bixitaanka xiddiga taageerayaal cadhaysan ayaa bilaabay in ay gubaan maaliyada xiddiga reer Portugal ee Real Madrid Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

1 Comment

  1. Sxb iska hubi taageerayaashani maaha
    Taageerayaashii Real Madrid
    Waxaa weeye taageerayaal napoli ah
    Si fiican u dhagayso luuqada ay ku hadlayaan waa talyaani waliba waa taageerayaasha kooxda napoli oo aad iyo aad u neceb juventus

Comments are closed.