Daawo: Qaabka Loo Tijaabinayo Garabkii Uu Mohamed Salah Ka Dhaawacmay Finalkii Champions League

Xiddiga xulka qaranka Egypt iyo kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa wakhtiga tartan kula jira in uu taam u noqdo kulanka ugu horeeya ee koobka adduunak ee xulkiisa.

Xiddigan ayuu dhaawac garabka ah ka soo gaaray Finalkii champions League ee bishii hore taas oo keentay in uu dhamaysan waayo kulankaas.

Salah ayaa tababar la qaatay xulka qarankiisa laakiin waxa uu si khaas ah kaligii u qaatay tijaabin lagu samayay garabkii uu ka dhaawacmay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan