Daawo: Qaab Ciyaareedkii Uu Neymar Soo Bandhigay Kulankii Lugtii 2-aad Ee Looga Reebay Champions League

by Abdiweli Adan Jamac | Friday, Apr 21, 2017

Weeraryahanka kooxda Barcelona Neymar ayaa qaab ciyaareed aad u fiican soo bandhigay kulanki ay kooxdiisu bar-baraha 0/0 ah la gashay kooxda Juventus.

Xiddigan ayaa ahaa xiddigan kaliya ee si fiican u ciyaaray kooxda Barcelona kulankaas xilli saaxiibadiisa MSN gabi ahaanba la waayay meel ay mareen.

Neymar ayaa wax walba sameeyay si uu gool ugu dhaliyo kooxdiisa laakiin waxa uu awood u waayay in uu kaligii wax u qabto Laacibtv Ka Daawo MuuqaalkanD