Daawo: Philippe Coutinho Oo Bilaabay Tababarkii Uu Kaga Soo Kabsanayay Dhaawacii Uu Qabay

by Abdiweli Adan Jamac | Friday, Jan 12, 2018

Xiddiga cusub ee kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa bilaabay tababarkii uu kaga soo kabsanayay dhaawacii uu qabay ka hor inta uuna ku soo biirin kooxda.

Coutinho ayaan ciyaari doonin muddo 20 maalmood ah kadib dhaawac uu kala yimid kooxda Liverpool kuna seegay kulamadii ugu dambeeyay ee Reds.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo gudbin doonaa tababarka ka soo kabsashada dhaawaca isaga oo isku diyaarinaya in uu ku soo laabto garoomada Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan.