Daawo Oo Go,aami: Jorginho Mise Fred? Baasaska waalida ah,Xirfada Cajiibka Ah, Kee Ayaa Fiican.

Kooxda chelsea ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Jorginho kaas oo ay ka dul qaadayaan kooxda Man city kuwaas oo u muuqda qaar ka quustay heli taanka xiddiga.

Xiddigan ayaa Blues kula midoobi doona tababarihiisii hore ee kooxda Napoli ee Sarri kaas oo si Rasmi ah maanta loogu magacaabay tababare cusub.

Hadaba taageerayaasha kooxaha chelsea iyo Man United ayaa haatanba ku murmaya midka fiican labada xiddig ee cusub ee kooxohooda hadaba daawo Muqaalkan oo go,aami Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan