Daawo: Oo Go,aami Goolkii Uu Roberto Firmino Ka Dhaliyay Tottenham Sax Ma Ahaa Mise Offside

Kooxda Liverpool ayaa gool ka dhalisay Tottenham bilwogii daqiiqadihii ugu dambeeyay kooxda Tottenham kulan ka dhacaya Wembley kana tirsan horyaalka premeir League.

Goolkaas ayuu dhaliyay xiddiga weerarka uga ciyaara Reds ee Roberto Firmino laakiin garsooraha ayaa taagay calanka isaga oo sheegay in uu yahay Gool Offside ah.

Hadaba dib u daawo oo go,aami ma yahay Gool sax ah mise Offside adiga oo qalbiga ku haya in uu Sadio Mane ahaa xididgii offside-ka ku jiray Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

2 Fekradood ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. haa waa offside sababtoo ah waxaa hawaystay Sadio Mane taasna waxay qalqalgilisay goolhayaha waana sababta goolka loo diiday ee ma ahan in Roberto Firmino uu offside kujiray

Comments are closed.