Daawo: Neymar Oo Oohin Is Qaban Waayay Markii Uu Booqday Gurigii Yaraantiisii

Xiddiga kooxda PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar ayaa booqday gurigii uu yaraantii ku soo koray ka hor inta uuna koobka adduunka kala qayb qaadan xulka qarankiisa.

Xiddigan reer Brazil ayaa oohin is qaban gari waayay kadib markii uu booqday Gurigii uu ku koray yaraantiisii.

Neymar oo duubaya barnaamij ayaa si aad ah u ooyay markii uu arkay meeshii uu ku soo koray hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa sidii ay wax u dheceen Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan