Daawo: Muuqaal Cajiib Ah Oo Laga Sameyay Ka Aar Gudashadii Uu Lionel Messi Barcelona Uga Aar Guday Juventsu

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Sep 13, 2017

Lionel Messi ayaa xalay laba cad ka kala dhigay kooxda Juventus isaga oo kooxdiisa Barcelona ku hogaamiyay guusheedii ugu horaysay ee xilli ciyaareedkan champions league.

Messi ayaa sidoo kale Kooxdiisa Barcelona uga aar Guday Juventus oo champions league-gii xilli ciyaareedkii hore ka reebtay Barcelona.

Kadib guushii uu Lionel Messi u hor seeday Barcelona waxa baraha bulshada lagu dhex arakayaa muuqaal qosol leh oo laga sameeyay guushii uu Messi ku hogaamiyay Barcelona Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments