Daawo: Muslim Vs Kirishtan: Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Muslim-ka ah & Kuwa Aan Muslim-ka Ahayn Ee Ka Ciyaara Horyaalada Yurub, Yaa Badin Kara?

Horyaalada yurub ayay ka ciyaaraan xiddigo haysta diimo kala duwan iyada oo ay ugu caansan yihiin diinta Islaamka iyo diinta Kiristanka iyaga oo ay jiraan xiddigo haysta labada diimood oo aad u fiican.

Xiddigaha haysta diinta Islaamka ayay ugu caansan yihiin Mohamed Salah, Paul Pogba iyo xiddigo kale oo diinta Islaamka jeclaysiiyay dadka adduunka taageero weyna helay.

Halka xiddigaha diinta kale haysta ugu caansan yihiin Lionel Messi,Cristiano Ronaldo iyo xiddigo kale oo adduunka ka dhigay wacdaro.

Hadaba shax ayaa laga sameeyay xiddigaha ugu fiican ee labada diimood waxaana ay kala yihiin:

Xiddigaha Muslimka Ah:  Handanovic; Mustafi; Medhi Benatia, Adil Rami, Djibril Sidibe; Pogba, Mesut Ozil, N’Golo Kante; Mohamed Salah, Ribery, Benzema.

Keyd: Sadio Mane, Sami Khedira, Riyad Mahrez, Kylian Mbappe, Pjanic, Faouzi Ghoulam, Karim Ahmady,

Xiddigaha aan Muslimka aheyn: Manuel Neuer; Dani Alves, Ramos, Hummels, Marcelo; Modric, De Bruyne, Arturo Vidal;  Messi, Neymar, Ronaldo

Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

14 Fekradood ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. Waxaa Kamaqan Muse Dembele Xh.shaqiri Asmir Begovic G.Xhaka S.Kolasinac S.Nasri B.Mendy K.Zouma ilkey Gondugan oo kasoo Muuqan Karay Line Upka ama Benchiga.

Comments are closed.