Daawo Muqaal: Zlatan Ibrahimovic Oo Ka Badbaaday Dhaawac Halis Ah Kulankii West Ham.

by Ahmed A Hashi | Thursday, Dec 1, 2016

 

 

960

Goolhayaha kooxda West Ham Adrian ayaa nasiib ku laha inaan loo taagin kaarka cas ka dib qalad halis ah
oo uu ku galay joog dheeraha weerarka uga ciyaara Man United ee Zlatan Ibrahimovic

Adrian ayaa isku dayay inuu ka hor joogsado goolkii koobaad ee zlatan balse kubadi waxay u weydaaratay gooshiisa taas badalkeedana wuxu qaladku sameeyay ibrahimovic.

Halkan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

Like it? Share it!

Leave A Response