Daawo Muqaal: Ka Hor Kulanka Barcelona Iyo Real Madrid Daawo 10 Ka Gool Ee Ugu Quruxda Badan Taariikhda Kulanka El Clasico.

by Ahmed A Hashi | Thursday, Dec 1, 2016

 

images

Maalinka sabtida aya loo balansan yahay kulanka el clasico ee kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kaas oo kad dhici doona garoonka Camp Nou.

Kulankan ayaa kusoo beegmay wakhti ay barcelona ku jirin waayaheedii ugu fiicnaa ka dib natiijooyin qalbi jab leh oo ay la kulantay,sidoo kalena waxa hogaanka looga hayaa 6 dhibcood.
Dhanka kale Real madrid ayaa u muuqata mid jaanta isla heshay kuna raaxaysanaysa hogaanka La Liga.
laacibtv.net ayaa idiin soo xulay 10 kii gool ee ugu quruxda badnaa kulankan lagu timaamo ka dunida kubada cagta ugu weyn.     halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka goolasha

Like it? Share it!

1 Comment so far. Feel free to join this conversation.

  1. Marwan 01-12-2016 at 5:05 pm - Reply

    Yes I like it

Leave A Response