Daawo Muqaal: Goolkani Ma Yahay Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Ee Goolhaye Dhaliyo, South Africa Ayay Ka Dhacday.

by Ahmed A Hashi | Thursday, Dec 1, 2016

 

qi-vadszqioyml0s

 

H--e wey u dhacday in goolhaye gool qurux badan kooxdiisa u dhaliyo, bale wey adag tahay in ay mar walba dhacdo goolhaye gool u dhaliya kooxdiisa wakhtiga dhimashada kaas oo dhalin kara sida goolka uu dhaliyay goolhaye u ciyaara koox south africa ka dhisan.

Ciyaar ay u muuqatay inay ku dhamanayso 1 iyo 0 ayaa mar qudha waxa geesinimo muujiyay goolhihii kooxdisa guuldaradu soo gaadhaysay, waxanu daqiiqadii ugu danbaysay ciyaarta dhaliyay gool aad u qurux badan oo caalam aad looga hadal hayo waxanu ku dhaliyay labo lugood cajiib ah.

Halkan laacibtv.net ka daawo goolkan cajiibka ah

Like it? Share it!

Leave A Response