Daawo muqaal: Cristiano Ronaldo Mise Lionel Messi? Waa Kuma Boqorka Kubada Cagta Wakhtigan? Midkee Farsamo Badan?

by Ahmed A Hashi | Friday, Dec 2, 2016

 

download

Waa kuma ciyaartoyga aduunka ugu wanaagsan wakhtigan?

Waa su’aal qofba si u arko, malahayga waxay kusoo biyo shubanaysaa Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Dadka qaar waxay leeyhihiin Messi ayaa ah kan ugu wanaagsan! kuwo kale waxay aaminsan yihiin cristiano ronaldo inuu yahay ka loo daba fadhiisto, waa jawaab ay si cad ugu kala qaybsan yihiin dhamaan bahda kubada cagtu.

laacibtv.net ayaa idiin soo xushay muqaal muujinaya farsamooyinka Ronaldo iyo Messi .

Akhriste markaad daawato muqaalkan ka dhiibo fikirkaaga, waa kuma laacibka aduunku Ronaldo mise Messi?

halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka

Like it? Share it!

20 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. Los balancos CR7 03-12-2016 at 2:09 am - Reply

    Cr 7 ayaa Mar kasta aduuunyada ugu laacibsan sida aan qabo

  2. moha jiq 02-12-2016 at 11:01 pm - Reply

    lionel messi iyo c.ronaldo wxlys agdhigo maaha qofkastoo aqli leh lio waa mucjidada aduunka wuuna kaxirfd badnyahy cr7 intuu doono lionel messi kubada isagaa ayaa dhaly mrkaa laacibka aduunka ismana lihi wuu soo mri doona plyer isagoo kale ah taasina waa fikirkyga asxbta

  3. moha jiq 02-12-2016 at 10:54 pm - Reply

    asxbaabta intii ronldo yaqaaney waa lysla dhafey lionel waa laacibka aduunkmessi

  4. messi 02-12-2016 at 8:22 pm - Reply

    messi laacibka aduunka

  5. messi 02-12-2016 at 8:21 pm - Reply

    fikirkayga hadaan ka dhiibto labadan ciyaaartoooy
    messi ayaaa laaacib Lagu tilmaami karaaaa labadan nina lays ma bar bar dhigi marine waaayo rolando hadii la eego wax badan ayaaa ka dhiman Saab ciyaaareedkiisa
    markaaa ani waxaan laaacib Ku tilmaaami messi oooo Ku daysho leh xirfada qaaab ciyaareedkiisa

  6. Yacquub 02-12-2016 at 8:04 pm - Reply

    Messi Ayaa Xirfad wanaagsan dhinac walba waa Laacibka Aduunka Lione Messi

  7. Dhiirane 02-12-2016 at 7:05 pm - Reply

    RONALDA Gabdha aduinkay ugu fiican tahay tolo somalidan qaniiska taageeraysaa miyaanay ilaahay ka baqayn

  8. Dhiirane 02-12-2016 at 7:02 pm - Reply

    Messi aa fiican waligeed na isuma dhawa labada nin laga roone iyo Nin Ragaad is garab dhigaysaan

  9. abdi 02-12-2016 at 6:44 pm - Reply

    cr7 aYaa aH nin aduunKa ugu LaaciBsaN

  10. CR7 02-12-2016 at 4:39 pm - Reply

    C. RONALDO waa dhiliyaha dunada waa laacibka dunida farsamo cid ku soo gaareyso malahan waa mucjisada kubada cagda C.RONALDO waa macalin halagu daydo messina waa lacib lkn CR7 isku mid ma ahan dhan walbo hadii loo fiiriyo C.RONALDO waa rigooriste wuxuuna aaf ugu dheeryahay laadadka xurta ah messi waxan kula talin laha in uu ka faa.ideysto oo macalin ii noqo dhaho ok

  11. Abdifatah Gaanbe 02-12-2016 at 4:34 pm - Reply

    Cr7 sidey ilatahy asagaa uQalma hada messi waa laga fican yahy sanadkaan iyo kii dhamadey sorry Sidaa aragno two teams ayuu bashalayaa Ronaldo lakin messi hakatago Barka wuu dhumayaa haduu kudeydo Ronaldo lakin waa laacib uQalma in lala bar bardhigo Ronaldo!!

  12. lion 02-12-2016 at 4:21 pm - Reply

    argtdyda habenviyo malin bay kala yihiin ronaldo ayaaa xariifa

  13. cabdi khadar shugri 02-12-2016 at 4:13 pm - Reply

    Waan aragnaa cidwalba oo kubada waxkataqaan messi weye ninka ladhashay kubada

  14. zaki 02-12-2016 at 3:35 pm - Reply

    ronaldo xarif

  15. H.DEEQ HD 02-12-2016 at 3:10 pm - Reply

    Kkkkkkk waxan layaabaa dadka is barbardhiga messi iyo ronaldo qofkastoo caqli leh way fududahay anooo ah tagere realmadrid ah hadana wxn aaminsanhy inuu messi u yahay mucjisada aduunka lkn ronaldo waa gooldhaliya aduunka intii soo maratay ugu fcn viva real

  16. cabdishakuur 02-12-2016 at 3:02 pm - Reply

    ronaldo ayaa ah laacibka dunida

  17. siciid ahmed bille 02-12-2016 at 2:20 pm - Reply

    ronaldo ayaa fican isuma dhawa labada nin

  18. liibaan 02-12-2016 at 2:16 pm - Reply

    Messi ayaa aha laacibka dunida waqtigan

  19. rizwan ruzh 02-12-2016 at 1:40 pm - Reply

    Messi waaa werer wana kubad qybiye

  20. rizwan ruzh 02-12-2016 at 1:37 pm - Reply

    Messi ayaaa ka xifrd wngsan

Leave A Response