DAAWO | Maxaad Ogtahay Caasinimada Dele Ali & Sirta Magaca aabihii uuka Tiray Fanaanadiisa

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Xubin gaar ah oo aanu ku eegi doono sababta ka dambeysa in dello ali uu soo xirtay Fanaanadda Magaciisa kaligii halka Magaca aabihii kusoo qoran jiray.

Xubintan oo ah mid aad uxiiso badan Nala daawada  ,  HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska