Daawo: Lionel Messi Iyo Paulo Dybala Oo Hal Mar Lagu Dhex Arkay Akademiyada Kooxda Barcelona Laakiin Siday U Dhacday?

by Abdiweli Adan Jamac | Monday, Jun 19, 2017

Da,yarka kooxda Barcelona ee Jan Molina ayaa si qurux badan gool uga dhaliyay kooxda Las Palmas kulan ka tirsanaa horyaalka Akademiyada dalka Spain.

Xiddiga ayaa si qurux badan ugu gabiyay daafacyada kooxda las Palmas ka hor inta uuna si qurux badan u dhalin gool isaga oo raacay sida uu messi u dhaliyo goolka.

Jan Molina ayaa markii uu sida Lionel Messi u dhaliyay goolka hadana u dabaal degay sida uu u dabaal dego weeraryahanka reer Argentine ee Paulo Dybala Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments