Daawo: Koox Weerar Ku Qaaday Garsoore Dhex-dhexaadinayay Kulan Go,aan Uu Qaatay Ayay Ka Gadoodeen

by Abdiweli Adan Jamac | Friday, May 19, 2017

Kulan ka tirsan horyaalka heerka 2-aad ee dalka Spain ayay ka dhacday arin aan inta badan ka dhicin garoomada kubada cagta kadib markii xiddiguhu weerar ku qaadeen Garoorihii dhex-dhexaadinayay kulanka.

Garsooraha ayaa rikoore aan sax ahayn u qabtay koox ka mid ah labadii kooxood ee kulanku ka dhexeeyay laakiin kooxdii rikooraha lagu qabtay ayaa go,aankaas u aragtay mid xaq daro ah.

Waxana ay bilaabeen in ay gacan u qaadaan garsooraha xilli ay kuwa kale isku dayayeen in ay ka qabtaan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Arimaha Qoyska , Jaceylka - Booqo Alcarabiya.com

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments