Daawo: Jorginho,Mahrez,De Bruyne & Shaxda Dabka Ah Ee Uu Guardiola Kaga Hor Tagi Karo Kooxda Arsenal Kulanka Ugu Horeeya Ee Premier League

Kooxda Man city ayaa dhamaystirtay saxiixeedii ugu horeeyay ee xagaaga iyada oo heshay xiddigii ay inta badan daba joogtay ee Riyad Mahrez.

Si la mid ah City ayaan wali ka quusan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Jorginho kaas oo ay sheegtay in ay wali heli karto adeegiisa xagaagan inkasta oo ay chelsea kula tartamayso.

Hadaba waxa haatanba la sii saadaaliyay shaxda uu Guardiola kaga hor tagi doono kooxda Arsenal kulankooda ugu horeeya ee horyaalka Premier League Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan