Daawo: Hazard, Kepa, Kovacic & Shaxda Dabka Ah Ee Ay Kooxda Chelsea Ku Soo Gali Karto Kulanka Ugu Horeeya Ee Horyaalka Premier League

Kooxda chelsea ayaa suuqeeda xagaaga ku soo xidhay saxiixyada xiddigaha Kepa oo Goolhaye ah iyo Kovacic oo khadka dhexe ka ciyaara.

Blues ayaa sidoo kale sii haysatay xiddigaha Eden Hazard iyo Willain oo si weyn loola xiriirinayay kooxaha Man United,Barcelona iyo Chelsea.

Kooxda Maurizio Sarri ayaa isku diyaarinaysa in ay kulankoodii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka ciyaaraan waxana aan muuqaalkan ku eegi doonaa shaxda ku soo gali karaan kulankooda ugu horeeya ee premier League laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan