Daawo : Goolkii Sevilla Ee Barcelona , Barnaamijka VAR Ayaa Caawiyay

Pablo Sarabia ayaa Barca ka dhaliyay gool si quriux badan loga soo shaqeeyay , waxa uuna yimid daqiiqaddii 9-aad ee biloowga ciyaarta .

Markii hore garsoorka waa ay diideen goolkaas iyaga oo ku dooday in offside uu jiro balse markii dambe garsooraha waxa uu maciin baday barnaamijka VAR kaasi oo cadeeyay in wax offside ah uusan jirrin

Goolka cajiib ayuu ahaa oo goolhayaha awoodi karin in uu qabto , halkaan laacibtv.net ka daawo goolkaas