Daawo: Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Cristiano Ronaldo Ku Furtay Goolasha Kooxda Juventus

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa goolkii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda Juventus kulan ay la ciyaaraysay kooxda Juventus ee B.

Cristiano Ronaldo ayay kaliya 8 daqiiqo ku qaadatay in uu dhaliyo goolkiisii ugu horeeyay ee kooxda Juventus isaga oo si qurux badan goolka u dhaliyay.

Ronaldo ayaa helay kubad qurux badan oo baas ah waxana uu kadib shabaqa ku hubsaday kubada isaga oo sidaas u dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee Juventus Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan