Daawo :Goolashii United Uga Badiyeen LA Galaxy Xilli Saxiixyada Cusub Ee Lukaku Iyo Lindelöf Ay Ciyaareen Qeybta Labaad

by Abdiweli Adan Jamac | Sunday, Jul 16, 2017

Man United ayaa guul weyn ku bilaabatay kulmada ay ugu diyaar garoobayaan xilli ciyaareedka cusub ,waxa ayna 5/2 ku garaaceen kooxda reer Mareykanka eeLA Galaxy

Kulankaan ayaa ka tirsanaa tartanka International Champions Cup-ka ee sanad waliba lagu qabto dalkaas Mareykanka ka hor inta xilli ciyaareedka uusan bilaaban

Laba ka mid ah goolashaas waxaa United u dhaliyay Rashord ,mid Marouane Fellaini ,Henrikh Mkhitaryan iyo Martial,Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolashaas 

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments