Daawo Goolashii Arsenal Looga Cidhibtiray EFL Cup, Southampton Ayaa Emirates Stadium ku reebtay.

by Ahmed A Hashi | Thursday, Dec 1, 2016

southampton-celebrateKooxda Southampton ayaa u sabab noqotay in arsenal ka hadho EFL Cup ka, ka dib ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Emirates Stadium ayaa arsenal 2 gool iyo waxba loogu awood sheegtay.

goolal ay kala dhaliyeen Jordy Clasie iyo Ryan Bertrand ayaa southampton ugu filnaa inay iska xaadiriyaan semi finalka EFL Cup ka. Halkan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas

Like it? Share it!

Leave A Response