Daawo: Goolasha Uu Lionel Messi Horay Uga Soo Dhaliyay Kooxaha Ka Socda Horyaalka Italy

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Apr 19, 2017

Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi  ayaa caawa isha ku haya in uu kooxdiisa ku hogaamiyo guul muhiim ah oo kooxdiisa ka caawisa sidii ay ugu soo gudbi lahaayeen wareega 4 dhamaadka tartanka champions league.

Xiddigan ayaa yaqaana sida loo ciqaabo kooxaha ka dhisan horyaalka Italy isaga oo horay ula soo ciyaaray 19 kooxood oo ka dhisan Itlay.

Lionel Messi ayaa horay uga soo dhaliyay kooxaha reer Itlay ee uu ka hor tagay 14 gool halka uu sidoo kale caawiye ka ahaa 5 gool oo kale laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments