Daawo: Goolasha Ugu Quruxda Badan Ee ilaa Haatan Laga Dhaliyay Tartanka StarSixes Ee Ay Ciyaaraan Halyeeyada Kubada Cagta

by Abdiweli Adan Jamac | Sunday, Jul 16, 2017

Waxa Dalka England ka socda tartan kubada cagta ah oo lagu magacaabo StarSixes oo ay ka qayb galayaan halyeeyada kubada cagta adduunka oo xulalkooda hogaaminaya.

Tartanka ayaa haatan maraya meel xiiso leh iyada oo ay xulal badan qaab ciyaareed fiican soo bandhigeen guulo fiicana gaareen.

Tartanka ayaa ilaa haatan la ciyaara 22 kulan iyada oo laga dhaliyay 105 gool waxa aanu halkan ku soo bandhigi doonaa goolasha ugu quruxda Badan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments