Daawo: Gonzalo Higuaín Oo Jamaahiirta Barcelona Kula Kacay Arin Akhlaaq Daro Ah, Muxuu Sameeyay?

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Sep 13, 2017

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Juventus ee Gonzalo Higuaín ayaa khatar ugu jira ganaax uga yimaada dhanka xiriirka kubada cagta Yurub kadib markii uu taageerayaasha Barcelona u taagay farta dhexe.

Gonzalo Higuaín ayay kamaraduhu qabteen markii uu sii baxayay in uu farta dhexe u taagay taageerayaasha kooxda ay garoonkooda ku ciyaarayeen ee Barcelona.

juventus ayaa guuldaro culus oo 3/0 ah kala kulantay kooxda Barcelona kulan ka tirsanaa champions league xilli ciyaareedkan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments