Daawo: Garsoore Caawiye Ka Noqoday Gool Cajiib Ah Laakiin Sidee Ayay U Dhacday Midaasi?

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, May 18, 2017

Kulan ka tirsan horyaalka Germany ee heerka 2-aad ayay ka dhacday arin qosol ah kadib markii Gabar garsoore ah ay caawiye ka noqtay gool la dhaliyay kulankaas.

Xiddig daafac ah ayaa isku dayay in uu kubada ka fogeeyo kooxdiisa laakiin kubada ayaa ku dhacday gabartii Garsooraha ahayd taas oo kubada u dhiibtay xiddig isna uu goolka ku hubsaday.

Dhacdadan ayaa ahayd mid aan kas ahayn maadama ay kubadu iyada doonatay laakiin waxa ay raali galin ka bixisay dhacdada Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkam

Arimaha Qoyska , Jaceylka - Booqo Alcarabiya.com

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments