Daawo: Eric Abidal Oo Dhaliyay Gool Uu Lionel Messi Ka Bartay Sida Loo Dhaliyo, Cajiib Ayuu Ahaa

by Abdiweli Adan Jamac | Sunday, Jul 16, 2017

Halyeeyga xulka qaranka France iyo Kooxda Barcelona ee Eric Abidal ayaa dhaliyay gool cajiib ah oo uu ka dhaliyay tartanka halyeeyada ee 6-xiddig kana socda dalka England.

Eric Abidal ayaa sheegay markii ay ciyaartu dhamaatay in uu sidii uu goolka u dhaliyay ka bartay xiddiga Lionel messi wakhtigii ay isku kooxda ahaayeen.

Abidal ayaa inta uu kaligii goolhayaha kula baxay si cajiib ah u ceebaystay goolka kadibna kubada shaqaba u dhex dhigay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments