Daawo Dinosaur Ku Istaagtay James Milner iyo Waliba Garigii Uu Saarnaa Waa Sidee Xaaladiisu?

by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, May 20, 2017

Xiddigaha Kooxda Liverpool ee Nathaniel Clyne,james Milner iyo Roberto Firmino ayaa ka soo muuqday xayaysiis ay u samanayee “Nivea Men”.

“Nivea Men” ayaa ah wax ay ragu garka ku xiirtayaan waxa ay u samaynayeen xayasiis iyaga oo sidoo kale xayaysiiska lagu dhex arkay Steven Gerrard.

Laakiin Muuqaalka dhexdiisa ayaa lagu dhex arkay Arin argagax leh kadib markii xiddiga James Milner oo Gaarigiisa Fuulay ay Ku istaagtay Dinosaur Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Arimaha Qoyska , Jaceylka - Booqo Alcarabiya.com

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments