Daawo: Daniele De Rossi Oo Ku Qaylyaya Tababaraha Xulka Qaranka Italy Intii Ay Socotay & Sabab La Yaab Leh Oo Uu U Sheegayay

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Nov 14, 2017

Kamerooyinka ayaa xalay qabtay xiddiga khadka dhexe ee Daniele De Rossi oo ku qaylyaya tababaraha xulka qaranka Italy ee Giampiero Ventura kadib markii uu isaga u sheegay in uu is kululeeyo si uu ciyaarta u galo.

Si kasta ha ahaatee kabiirkan ayaa tababarha u sheegay in uu u baahan yahay in uu ciyaarta galiyo weeraryahan maadama ay u baahan yihiin in ay guul gaaraan oo ayna bar-baro doonayn.

“Xiddig kale gali ciyaarta ayuu u sheegay isaga oo u tilmaamay xiddiga Insigne, in aanu badino ayaanu doonayna bar-baro mar rabno”Ayuu yiri De Rossi Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments