Daawo: Daafaca Kooxda Barcelona Ee Yerry Mina Oo Cirka U Diray Calan Wadaha Kulanka Xalay

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, May 17, 2018

Daafaca reer Colombian una ciyaara kooxda Barcelona ee Yerry Mina ayaa sameeyay dhacdo qosol leh intii lagu guda jiray kulankii saaxiibtinimada ahaa ee ay kooxda Barcelona la ciyaartay Mamelodi Sundowns.

Da,yarka ayaa dhamaadkii qaybtii hore ee ciyaarta kubad khaldan ka helay xiddig ay isku kooxda yihiin waxana uu u daba orday in uu u diido in ay koorne u baxdo laakiin wuu ku fashilmay.

Waxa intaas u sii dheeraaday in uu is qaban kari waayay kadib kala tuuray calanwadihii 2-aad ee kulanka dhex-dhexaadinayay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

6 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. Abdihafid coutinho 17-05-2018 at 7:56 pm -

    waa run wax macno leh maaha

  2. Liban suftu 17-05-2018 at 2:39 pm -

    Waxasi waxweyn mahan

  3. cumar 17-05-2018 at 1:20 pm -

    wa libaaxya isbeen Barcelona

  4. Maslax Guled 17-05-2018 at 12:41 pm -

    Maxaa ka macno ah waxaad qortaan ayaad weyseen😂😂😂

    • Burhan France 17-05-2018 at 12:47 pm -

      Ma ila aragtay kaapo

  5. suhayb yare 17-05-2018 at 10:39 am -

    waaa aanba layaabay