Daawo: Cruyff,Ronaldinho & Messi Oo Hogaaminaya Shaxda Riyada Ee Taariikhda Kooxda Barcelona

Kooxda Barcelona ayay soo mareen xiddigo waaweyn oo taariikh ku leh kubada cagta kana mid ah xiddigaha ugu fiican taariikhda kubada kuna soo guulaystay koobab badan.

Xiddigaha Ronaldinho,Xavi, Iniesta iyo Messi ayaa ka mid ah jiilkii ugu fiicnaa ee soo maray kooxda Barcelona inkasta oo ay soo mareen xiddigo aad u fiican.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa shaxda riyada ama shaxdii ugu fiicnayd ee taariikhda kooxda Barcelona iyada oo ay ku jiraan xiddigo halyeeyo ah Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan