Daawo: Cristiano Ronaldo Oo Juventus U Dhaliyay Goolkiisii Ugu Horeeyay Ee Horyaalka Serie A

Xiddiga Kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ugu dambayn ka baxay soonkii uu kaga jiray goolasha isaga oo dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee horyaalka Serie A-da.

Ronaldo ayay ku qaaadatay 3 kulan iyo 51 daqiiqo in uu dhaliyo goolkiisii ugu horeeyay ee kooxda Juventus kadib markii uu gool ka dhaliyay kulanka ay Juventus haatan la ciyaarayso ee Sassuolo.

Xiddiga 33 jirka ah ayaa ku celiyay kubad ka soo noqotay birta shabaqa isaga oo sidaas ku dhaliyay goolkisii ugu horeeyay ee horyaalka Serie A-da Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

2 Fekradood ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. Ronaldo waa libaax seef haddii wax ee goon jirtay haddii ee seefta duqoowda wax Lee gooheey ronaldo waa laacib

  2. 320 daqiiqa ayay ku qaadate in uu ugu dambeen kabaxo habaarka goal la’aanta serie a
    C.ronaldo goal
    Kadib marki uu isu rajeeye in maanta uu ka baxayo goal la’aanta ka haysta horyaalka italy serie a

Comments are closed.