Daawo: Courtois,Bale,Benzema & Shaxda Dabka Ah Ee Ay Kooxda Real Madrid Ku Soo Gali Karto Xilli Ciyaareedka Cusub

Kooxda Real Madrid ayaa wayday xiddig muhiim ah kadib markii ay Juventus u wayday xiddigeedii ugu fiicnaa ee Cristiano Ronaldo kaas oo ka tagay kooxda.

Los Blancos ayaa dhankeeda samaysay suuq iska dhex-dhexaad ah iyada oo la soo saxiixatay xiddigo da,yar ah marka laga reebo goolhaye Thibaut Courtois.

Hadaba waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa shaxda Laga yaabo in ay Real Madrid ku soo gasho xilli ciyaareedka cusub Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan